Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Ee Somaliland Mudane Saylici Oo Ka Hadlay Maxaabistii Laascanood Ee Muqdisho Lageyey Isaga Oo Sheegay In Arintaas Lasiyasadeyey Loogana Danleyey Sidi Jiritanka Somaliland Loo Wiiqi Laha.