ABOUT Cyber Security
Quickly And Easy To Clean
Your Office And House
Shirkada Gepco Waa Shirkad Ka Shaqaysa Arimaha Security Systemka Caalamka
AWARD WINNING COMPANY
- 24/7 monitoring & Threat Detection
- Compliance With Industry Regulations
- Experienced Cybersecurity Professionals
Call us on:
+1-438-901-2220



Why Choose Us
24/7 monitoring
Shirkadan Waxaad Ka Heli Karta Mar Walba Shaqaale Ku Hagar Baxaya
Custom security solutions
Shaqaalaha Shirkadu Waxay Mar Walba Diyaar Kula Yihin Baahidada
Compliance with industry
Wixii Cabasho Iyo Faah Faahina Waxanu Diyaar Kula Nahay Inanu Ku Rali Galino
Cyber security professionals
Adeega Shirkadani Waa Mid La Hubo Oo Waliba Tayadiisuna Ay Sarayso
OUR GOALS
Securing Your Digital World Together










bREAKING NEWS
News & Articles
-

Reer Laascanood Oo Kusoo Gurya Noqonaya Dawlada Somaliland
Shacabka Reer Laascanood Oo Sheegay Inayna Marnaba Ka Maqnaan Doonin Maamulka Somaliland Iyagoo Sheegay Inay Ka Niyad Jabeen Maamulka Xasan Sheekh Ee Muqdishu… Previous News:Kalmada…
-

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Qaybiyey Xeerka Tamarta Somaliland
Wasiirka Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Ayaa Golaha Wakiilada Somaliland Hor Keenay Waxka Badalka Iyo Kaabista Xeerka Tamarka Somaliland … Previous News:Ibraahin Caydiid Oo Ka…
-

Laascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay Iman
Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Somaliland Daba Gale Oo Ka Waramay Marxaladahii Kala Duwanaa Ee Ay Soo Martay Magaalada Laascanood… Previous News:Waxay Saamayn Ku Leeyihin…
-

Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Musuq-Maasuqa Ka Jira Somaliland
Mujaahid Ibraahin Caydiid Al Xaqiiqa Oo Ka Hadlay Musuq-Maasuqa Qabiilaysan Ee Ka Jira Xukumada Cabdiraxmaan Cirro Ee Jamhuriyada Somaliland…  Previous News:Laascanood Xabad Ayaa Lagu…
-

Maraykanka Oo Saldhigiisa Jabuuti Uso Wareejinaya Berbera Somaliland
Dawlada Maraykanka Aya Shaacisay In Saldhiga Uu Kuleyey Dalka Jabuuti Uu Usoo Wareejin Doono Magaala Xeebeedka Berbera Ee Dalka Somaliland… Previous News:Anagoo Shantii Soomaaliyeed Isla…
-

Siyaasi Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Siyaasad Xumida Maamulka Cabdiraxman Cirro
Mujaahiid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Siyaasad Xumiida Maamulka Cabdiraxman Ciiro Ee Maanta Talada Dalka Haya Iyo Xaalada Uu Maanta Dalku Maraayo Previous News:Ibraahin Caydiid…
-

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Beesha Subeer Awal Oo Shir Qabsaday
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Beel Weynta Subeer Awal Oo Shir Xaasasiya Ku Yeeshay Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Iyaga Oo Ka Tashanayay Arimaha Siyasadeed Ee Beesha…
-

Heestii Lumay Maalmo Dabadood Iyo Abwaan Alfanaan Ismaciil Maxamed Dulacad
Abwaanka Iyo Fanaanka Caanka Ah Ee Ismaacil Maxamed Ismaciil Bookh ( Gabagabo) Oo Ku Magac Dheer Dulcad Aya Wuxu Hees Ka Tiriyey Marxalada Ay Haatan…
-

Cali Daacuun Oo Lagu Soo Dhaweeyey Caasimada Somaliland Ee Hargeisa
Cali Daacuun Oo Ku Caanbaxay Nacaybka Iyo Isku Dirka Bulshada Soomaaliyeeed Aya Laguso Dhaweeyey Caasimada Somaliland Ee Hargeisa. Previous News:Qurba Joogta Beesha Subeer Awal Oo…
-

Xiisadii Gobolka Gedo Oo Dib U Bilaabantay Iyo Dawlada Somalia Oo Ciidan Dul Dhigtay
Dawlada Faderalka Somalia Ayaa Ciidan Dul Dhigtay Gobolka Geddo Oo Xiisadii Muranka Siyaasadeed Ee U Dhaxeyey Maamulka Axmed Madoobe Iyo Beesha Mareexaan Oo Dib U…
-

Ma Jirto Sharci Diidaya In Ay Somaliland Ka Mid Noqoto Qaramada Midoobay – Madaxweyne Cirro
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro Oo Warbaahinta La Hadlay Aya Sheegay Inay Somaliland Xaq U Leedahay Inay Kamid Noqoto Dawladaha Qaramada Midoobay. Previous News:Cali Daacuun…
-

Cadaymaha Khiyaamooyinkii Ay Somalia Ku Samaysay Somaliland 1960 Oo Lasoo Bandhigay
Cadaymaha Khiyamooyinkii Ay Somalia Ku Samaysay Somaliland 1960 Markii Ay Isku Bireen Oo Lasoo Bandhigay Iyo Hagardaamooyinka Anay Waligeed Kaso Kabanaynin Dawlada Somaliland Previous News:Waxay…
-

Ciisa Musoow Wixi Shalay Jamaal Cali Xuseen Laga Yeelay Aya Samaale Laga Yeelaya
Hadaanu Nahay Ciisa Muuse Marna Aqbali Mayno In Mar Labaad Sacad Muuse Musharax Ka Noqdo Xisbiyada Dalka Gaar Ahaan Kulmiye. Previous News:Laascanood Xabad Ayaa Lagu…
-

Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Card Ka Dhalashada Dalka Somaliland
Gudoomiyaha Ururka Suti Gashaan Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ay Ka Mid Tahay Qaadashada Dhalashada Somaliland Iyo Waliba Sirdoonka Somaliland Ee…
-

Trump Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Xaalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo Iran
Madaxweynaha Dalka Maraykanka Trump Aya Dhigiisa Dalka Russia Putin Kala Hadlay Xalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo Iran Ee Haatan Faraha Ka Sii Baxaya. Previous…
-

Halku Maraya Dagaalka Israel Iyo Iran Khasaare Inte Leeg Aya Ka Dhashay
Dr Cabdi Cabdilaahi Oo Ah Siyaasi Falanqeeya Arimaha Caalamka Aya Ka Hadlay Xaalada Dagaal Ee U Dhaxeeya Labada Dal Ee Israel Iyo Iran. Iyo Khasaaraha…













