-
Qurba Joogta Beesha Subeer Awal Oo Shir Xasaasi Ah Ku Qabsanaya Dalka Sweden

Qurba Joogta Beelweynta Subeer Awal Ee Dagta Somaliland, Ethiopia Iyo Jabouti Aya Shir Xasaasi Ah Ku Yeelanaya Dhawaan Dalka Sweden Ee Qaarada Europe Shirkan Ayay Kaga Hadli Doonan Danaha Reerkooda. Previous News:Kooxda Fanaaninta Somaliland Ee Dayax Band Oo Wacdaro Ka Dhigtay CeerigaaboCadaymaha Khiyaamooyinkii Ay Somalia Ku Samaysay Somaliland 1960 Oo Lasoo BandhigayDalalka Africa Inay Somaliland
-
Maxaabisti Goojacade Iyo Laascanood Maxay Ka Yidhahdeen Rer Hargeisa

Shacabka Ku Dhaqan Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Aya Rayigooda ka Dhibtay Maxaabisti Dagaalkii 2023 Ka Dhacay Sool Bari Goojacade Iyo Laascaanood. Previous News:Laascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay ImanXiisadii Gobolka Gedo Oo Dib U Bilaabantay Iyo Dawlada Somalia Oo Ciidan Dul DhigtayHadii Dalka Iran Ay Xidho Marinka Hormz Maxa Ka Dhici Kara AduunkaMadaxweyne
-
Barlamaanka Somalia Oo Dood Ka Yeeshay Sharciga Xuquuqda Caruurta Africa

Barlamaanka Somalia Oo Dood Adag Ka Yeeshay Sharciga Axdiga Africa Ee Caruurta Qaarada Madow Ee Africa. Previous News:Wax Ka Ogoow Xanuunada Ay Caruurtu Ka Qaado Daawashada MobilekaMaraykanka Oo Saldhigiisa Jabuuti Uso Wareejinaya Berbera SomalilandMadaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala BixiinSiyaasi Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Siyaasad Xumida Maamulka Cabdiraxman CirroHalku Maraya
-
Habar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha Ciisa Muuse

Odayaasha Beesha Ciisa Muuse Oo Ka Hadlay Mudahraadkii Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Caasimada Gobolka Togdheer, Iyagoo Sheegay In Ramaax Aan Loo Soo Mariin Arinta Cabdiraxmaan Cirro. Previous News:Diyaar Garowga Xuska 18MAY Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee DaloodhoBoqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar JecloCiisa Musoow Wixi Shalay Jamaal Cali Xuseen Laga Yeelay
-
Gudoomiyaha Suti Gaashan Ibraahin Caydiid Oo Siro Badan Fashiliyey

Gudoomiyaha Ururka Suti Gaashan Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Mudahraadkii Ka Dhacay Caasimada Gobolka Togdheer Ee Burco. Previous News:Maraykanka Oo Saldhigiisa Jabuuti Uso Wareejinaya Berbera SomalilandTrump Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Xaalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo IranMadaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala BixiinLaba Qof Oo Dooxa Hargeisa Daadku Ku
-
Wax Ka Ogoow Xanuunada Ay Caruurtu Ka Qaado Daawashada Mobileka

Culimada Sayniska Caalamka Aya Ka Hadlay Daawashada Mobileka Ee Caruurtu Ay Isticmaalan Iyada Oo Ay Shegeen In Xanuuno Halis Ah Ay Ka Qaadan Caruurtu. Previous News:Anagoo Shantii Soomaaliyeed Isla Doonayna Ayaanu Shan Maalmood Dawlad AhaynBoqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar JecloKalmada Tawxiidku Ma Mudna In Lagudul Dhaanteeyo Sheekh Maxamed HaybeTrump Iyo Putin
-
Dalalka Africa Inay Somaliland Aqoonsadaan Iyagay Dani Ugu Jirta Gudoomiye Cabdiwaasac

Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Ka Hadlay Ictiraafka Somaliland Aya Sheegay In Dalalka Africa Ay Dani Ugu Jirto Ictiraafka Somaliland. Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sida Yidhi. Previous News:Laascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay ImanHadii Dalka Iran Ay Xidho Marinka Hormz Maxa Ka Dhici Kara AduunkaHabar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha
-
Kalmada Tawxiidku Ma Mudna In Lagudul Dhaanteeyo Sheekh Maxamed Haybe

Culimada Soomaaliyeed Aya Siweyn Uga Hadlay Xuska Maalinta 18 MAY Ee Somaliland Oo Xaflado Iyo Dhaantooyin Loo Qabto iyadoo Dhalinyarada Iyo Fanaanintu Ay Isugu Soo Baxay Dhamaan Daafaha Aduunka. Previous News:Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Card Ka Dhalashada Dalka SomalilandLaascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay ImanHabar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax
-
Boqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo

Odayaasha Dhaqaanka Beelaha Burco Oo Eeedayn Usoo Jeediyey Boqor Buurmadoow Iyaga Oo Warbaahinta Lahadlaya Aya Sheegay Inu Isku Diraayo Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo. Previous News:Siyaasi Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Siyaasad Xumida Maamulka Cabdiraxman CirroMaxa Ka Jira Khilaafka Madaxweyne Cirro Iyo Komishanka Qaranka SomalilandMujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Card Ka Dhalashada Dalka SomalilandBarlamaanka
-
Kooxda Fanaaninta Somaliland Ee Dayax Band Oo Wacdaro Ka Dhigtay Ceerigaabo

Fanaaninta Qaranka Somaliland Ee Loo Yaqaano Dayax Band Oo Wacdaro Layaab Leh Ka Dhigay Caasimada Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Iyo Shacabka Gobolka Iyo Tuulooyinka Oo Wacdaro Ka Muujiyey… Previous News:Habar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha Ciisa MuuseMujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Card Ka Dhalashada Dalka SomalilandHogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Beesha Subeer Awal
-
Anagoo Shantii Soomaaliyeed Isla Doonayna Ayaanu Shan Maalmood Dawlad Ahayn

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Halgankii SNL Ee Xoriyadoonkii Jamhuuriyaada Somaliland Ee 1960 Ayaa Sheegay In Somaliland 5 Cisho Ay Dawlad Ahayd. Previous News:Laascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay ImanCali Daacuun Oo Lagu Soo Dhaweeyey Caasimada Somaliland Ee HargeisaDalalka Africa Inay Somaliland Aqoonsadaan Iyagay Dani Ugu Jirta Gudoomiye CabdiwaasacBarlamaanka Somalia Oo Dood
-
Madaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala Bixiin

Siyaasi Cumar Dube Cali Oo Saxaafada Lahadlay Aya Talo Usoo Jeediyey Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciiro Isaga Oo Usheegay In Sidii AHN Cabdiraxmaan Tuur Kabaha Iyo Shaadhka Lagala Bixiin. Previous News:Ciisa Musoow Wixi Shalay Jamaal Cali Xuseen Laga Yeelay Aya Samaale Laga YeelayaKalmada Tawxiidku Ma Mudna In Lagudul Dhaanteeyo Sheekh Maxamed HaybeIbraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Musuq-Maasuqa
-
Waxay Fariin Utahay Firdhiye Iyo Inta Xamar Lagu Shiriyo Gudoomiye Gobolka Sanag

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xalada Gobolada Bariga Somaliland Oo Muran Xoogani Kataganyey Sanadadii Ugu Danbeyey Isaga Oo Fariin Culus U Diray Kuwa Dabada Ka Riixaaya. Previous News:Trump Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Xaalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo IranWaxay Saamayn Ku Leeyihin Majirto Awdal State Gudaha SomalilandWax Ka Ogoow Xanuunada Ay Caruurtu Ka
-
Maxa Ka Jira Khilaafka Madaxweyne Cirro Iyo Komishanka Qaranka Somaliland

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhaxeeya Madaxweyne Cirro Iyo Gudiga Komishanka doorashooyinka Somaliland. Khilaafkan Oo In Mudaba Soo Jitamayay Aya Imika Cirka Isku Shareeray. Previous News:Madaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala BixiinHabar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha Ciisa MuuseDiyaar Garowga Xuska 18MAY Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee DaloodhoIbraahin Caydiid Oo
-
Maxaabista Laascanood Ee Muqdisho Lageyey Wala Siyaasadeyey Ex. Madaxweyne Saylici

Madaxweyne Kuxigeenkii Hore Ee Somaliland Mudane Saylici Oo Ka Hadlay Maxaabistii Laascanood Ee Muqdisho Lageyey Isaga Oo Sheegay In Arintaas Lasiyasadeyey Loogana Danleyey Sidi Jiritanka Somaliland Loo Wiiqi Laha. Previous News:Waxay Saamayn Ku Leeyihin Majirto Awdal State Gudaha SomalilandMaxa Ka Jira Khilaafka Madaxweyne Cirro Iyo Komishanka Qaranka SomalilandCiisa Musoow Wixi Shalay Jamaal Cali Xuseen Laga
-
Waxay Saamayn Ku Leeyihin Majirto Awdal State Gudaha Somaliland

Madaxweyne Kuxigeenki Hore Ee Somaliland Mudane Saylici Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolada Galbeedka Somaliland Iyo Arinta Awdal State Oo Baryahan Danbe Xaladoodu Soo Laba Kaclaysay Previous News:Siyaasi Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Siyaasad Xumida Maamulka Cabdiraxman CirroBoqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar JecloAnagoo Shantii Soomaaliyeed Isla Doonayna Ayaanu Shan Maalmood Dawlad AhaynBarlamaanka
About
Shirkada Gepco Ee Gaadh Haye Engineering And Technology Companies Waa Shirkad Ka Shaqaysa Dhamaan Daafaha Aduunka https://gaadhhaye.com/
Previous News
Breaking News
- Reer Laascanood Oo Kusoo Gurya Noqonaya Dawlada Somaliland
- Golaha Wakiilada Somaliland Oo Loo Qaybiyey Xeerka Tamarta Somaliland
- Laascanood Xabad Ayaa Lagu Qabsaday Ee Baryo Kumay Iman
- Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Musuq-Maasuqa Ka Jira Somaliland
- Maraykanka Oo Saldhigiisa Jabuuti Uso Wareejinaya Berbera Somaliland
Gallery















