Waxa Siiweyn Looga Dareemaya Dhamaan Gudaha Dalka Somaliland Diyaargarowga Xuska Maalinta 18MAY Oo Ah Malintay Somaliland Lasowareegtay Xoriyadeeda. Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Ayaa Siiweyn Looga Dareemaya.