Habar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha Ciisa Muuse

Odayaasha Beesha Ciisa Muuse Oo Ka Hadlay Mudahraadkii Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Caasimada Gobolka Togdheer, Iyagoo Sheegay In Ramaax Aan Loo Soo Mariin Arinta Cabdiraxmaan Cirro.