Wax Ka Ogoow Xanuunada Ay Caruurtu Ka Qaado Daawashada Mobileka

Culimada Sayniska Caalamka Aya Ka Hadlay Daawashada Mobileka Ee Caruurtu Ay Isticmaalan Iyada Oo Ay Shegeen In Xanuuno Halis Ah Ay Ka Qaadan Caruurtu.