Dalalka Africa Inay Somaliland Aqoonsadaan Iyagay Dani Ugu Jirta Gudoomiye Cabdiwaasac

Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Ka Hadlay Ictiraafka Somaliland Aya Sheegay In Dalalka Africa Ay Dani Ugu Jirto Ictiraafka Somaliland. Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sida Yidhi.