Kalmada Tawxiidku Ma Mudna In Lagudul Dhaanteeyo Sheekh Maxamed Haybe

Culimada Soomaaliyeed Aya Siweyn Uga Hadlay Xuska Maalinta 18 MAY Ee Somaliland Oo Xaflado Iyo Dhaantooyin Loo Qabto iyadoo Dhalinyarada Iyo Fanaanintu Ay Isugu Soo Baxay Dhamaan Daafaha Aduunka.