Boqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo

Odayaasha Dhaqaanka Beelaha Burco Oo Eeedayn Usoo Jeediyey Boqor Buurmadoow Iyaga Oo Warbaahinta Lahadlaya Aya Sheegay Inu Isku Diraayo Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo.