Maxa Ka Jira Khilaafka Madaxweyne Cirro Iyo Komishanka Qaranka Somaliland

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhaxeeya Madaxweyne Cirro Iyo Gudiga Komishanka doorashooyinka Somaliland. Khilaafkan Oo In Mudaba Soo Jitamayay Aya Imika Cirka Isku Shareeray.