Xisaad Ba’an Aya Ka Taagan Dalalka Bariga Dhaxe Xisadaas Oo U Dhaxaysa Dalalka Masar Iyo Israel. Israel Oo Ku Hanjabaysa In Ay Duqaymo Hor Leh Ka Gaysan Doonta Danta Bari Ee Marinka Qaza, Dawlada Israel Aya Goankay Gadhay Kaso Hor Jeesteen Dawlada Dalka Masar Ee Uu Hogaamiye Kaligi Taliyaha Abdi Aziiz Ziizi. Arintan Ayaa La Filaya Inay Sii Kala Fogayso Labada Dawladood Ee Masar Iyo Israel Oo Mudooyinkii Ugu Danbeyey Xidhidh Wanaagsan Lahaa.