Xilwareejin Kulmisay Haldoorka Iyo Masuuliyiintii Ugu Badnaa Ee Somaliland

Xil Wareejintan Oo Ka Dhacday Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Aya Lagu Kala Wareejinayey Xoghayihii Hore Dawlada Hoose Iyo Xoghayaha Cusub.