Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Soo Dhaweyay Wafti Ka Socda Dalka Ethiopia

Wasiirka Maaliyada Somaliland Ayaa Soo Dhaweyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Ethiopia Oo Tan Iyo Intii Maamulka Uu La Wareegay Cabdiraxmaan Ciiro Una Wanaagsanayn Xidhidhka Somaliland Iyo Ethiopia.