Tuugi Maxamuud Xaashi Ee Dalka Boobay Ayaa Wali Dadka Hortaagan

Xildhibaan Maxamed Abiib Waxa Ka Xun Oo Kadaran Kuwa Daaha Dabadooda Ku Jira Ee Hantidi Umada Boobay Kuwas Oo Ah Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Xaaji Cali, Walina Umada Iyo Shacabka Reer Somaliland Ayay Sohortaagan Yihin. Manta May Ahayn Kuwi Shacabka Somaliland Soo Hor Istaagi Laha.
Xigasho: Gudoomiyaha Suti Gaashan – Ibraahin Caydiid