Trump Iyo Putin Oo Kawada Hadlay Xaalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo Iran

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Trump Aya Dhigiisa Dalka Russia Putin Kala Hadlay Xalada Dagaal Ee Dalalka Israel Iyo Iran Ee Haatan Faraha Ka Sii Baxaya.