Musharaxa Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Cabdiraxmaan Ciiro Oo Sheegay In Somaliland Ay Kajirto Amni Daro Iyo Cadaalad Xumo Isaga Oo Ka Hadlayay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Kamida Golaha Wakiilada Somaliland. Xildhibaanka Aya Lagu Edaynaya Inu Kacaanka ka Dheereyey.