Somalia Oo Dadajinaysa Aqoonsiga Somaliland Ay Ka Heli Karto Beesha Caalamka

Dawlada Somalia Aya U Muuqata Inay Iyado Gacanteeda Ku Dadajinayso Aqoonsi Caalamiya Oo Ay Somaliland Ka Hesho Dalalka Caalamka.