ABOUT Cyber Security
Quickly And Easy To Clean
Your Office And House
Shirkada Gepco Waa Shirkad Ka Shaqaysa Arimaha Security Systemka Caalamka
AWARD WINNING COMPANY
- 24/7 Monitoring & Threat Detection
- Compliance With Industry Regulations
- Experienced Cybersecurity Professionals
Call us on:
+1-438-901-2220



Why Choose Us
24/7 monitoring
Shirkadan Waxaad Ka Heli Karta Mar Walba Shaqaale Ku Hagar Baxaya
Custom security solutions
Shaqaalaha Shirkadu Waxay Mar Walba Diyaar Kula Yihin Baahidada
Compliance with industry
Wixii Cabasho Iyo Faah Faahina Waxanu Diyaar Kula Nahay Inanu Ku Rali Galino
Cyber security professionals
Adeega Shirkadani Waa Mid La Hubo Oo Waliba Tayadiisuna Ay Sarayso
OUR GOALS
Securing Your Digital World Together










bREAKING NEWS
News & Articles
-

Xadka U Dhaxeeya Somaliland Iyo Ethiopia Oo Khamriga Ugu Badan Kaso Gudbo
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Sheegay In Xadka Somaliland Iyo Ethiopia Ay Kaso Gudbaan Khamriga Ugu Badan Ee Soo Gala Somaliland Iyo Somalia Kasoo Kaso…
-

Hadii Dalka Iran Ay Xidho Marinka Hormz Maxa Ka Dhici Kara Aduunka
Samaynta Ay Kuyeelan Karto Aduunka Hadii Dalka Iran Ay Xidho Marinka Hormz. Dalka Iran Aya Ku Hanjabtay Inay Xidhi Doonan Marinka Muhiimka Ah Ee Hormz.…
-

Qurba Joogta Beesha Subeer Awal Oo Shir Xasaasi Ah Ku Qabsanaya Dalka Sweden
Qurba Joogta Beelweynta Subeer Awal Ee Dagta Somaliland, Ethiopia Iyo Jabouti Aya Shir Xasaasi Ah Ku Yeelanaya Dhawaan Dalka Sweden Ee Qaarada Europe Shirkan Ayay…
-

Maxaabisti Goojacade Iyo Laascanood Maxay Ka Yidhahdeen Rer Hargeisa
Shacabka Ku Dhaqan Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Aya Rayigooda ka Dhibtay Maxaabisti Dagaalkii 2023 Ka Dhacay Sool Bari Goojacade Iyo Laascaanood. Previous News:Kooxda Fanaaninta Somaliland…
-

Barlamaanka Somalia Oo Dood Ka Yeeshay Sharciga Xuquuqda Caruurta Africa
Barlamaanka Somalia Oo Dood Adag Ka Yeeshay Sharciga Axdiga Africa Ee Caruurta Qaarada Madow Ee Africa. Previous News:Halku Maraya Dagaalka Israel Iyo Iran Khasaare Inte…
-

Habar Jeclooy Maxad Ka Uriseen Gudoomiye Ramaax Odayaasha Ciisa Muuse
Odayaasha Beesha Ciisa Muuse Oo Ka Hadlay Mudahraadkii Ka Dhacay Magaalada Burco Ee Caasimada Gobolka Togdheer, Iyagoo Sheegay In Ramaax Aan Loo Soo Mariin Arinta…
-

Gudoomiyaha Suti Gaashan Ibraahin Caydiid Oo Siro Badan Fashiliyey
Gudoomiyaha Ururka Suti Gaashan Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Mudahraadkii Ka Dhacay Caasimada Gobolka Togdheer Ee Burco. Previous News:Trump Iyo Putin Oo Kawada Hadlay…
-

Wax Ka Ogoow Xanuunada Ay Caruurtu Ka Qaado Daawashada Mobileka
Culimada Sayniska Caalamka Aya Ka Hadlay Daawashada Mobileka Ee Caruurtu Ay Isticmaalan Iyada Oo Ay Shegeen In Xanuuno Halis Ah Ay Ka Qaadan Caruurtu. Previous…
-

Dalalka Africa Inay Somaliland Aqoonsadaan Iyagay Dani Ugu Jirta Gudoomiye Cabdiwaasac
Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Ka Hadlay Ictiraafka Somaliland Aya Sheegay In Dalalka Africa Ay Dani Ugu Jirto Ictiraafka Somaliland. Gudoomiye Cabdiwaasac Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa…
-

Kalmada Tawxiidku Ma Mudna In Lagudul Dhaanteeyo Sheekh Maxamed Haybe
Culimada Soomaaliyeed Aya Siweyn Uga Hadlay Xuska Maalinta 18 MAY Ee Somaliland Oo Xaflado Iyo Dhaantooyin Loo Qabto iyadoo Dhalinyarada Iyo Fanaanintu Ay Isugu Soo…
-

Boqor Buurmadoow Wuxu Isku Diray Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo
Odayaasha Dhaqaanka Beelaha Burco Oo Eeedayn Usoo Jeediyey Boqor Buurmadoow Iyaga Oo Warbaahinta Lahadlaya Aya Sheegay Inu Isku Diraayo Beelaha Garxajis Iyo Habar Jeclo. Previous…
-

Kooxda Fanaaninta Somaliland Ee Dayax Band Oo Wacdaro Ka Dhigtay Ceerigaabo
Fanaaninta Qaranka Somaliland Ee Loo Yaqaano Dayax Band Oo Wacdaro Layaab Leh Ka Dhigay Caasimada Gobolka Sanaag Ee Ceerigaabo Iyo Shacabka Gobolka Iyo Tuulooyinka Oo…
-

Anagoo Shantii Soomaaliyeed Isla Doonayna Ayaanu Shan Maalmood Dawlad Ahayn
Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Halgankii SNL Ee Xoriyadoonkii Jamhuuriyaada Somaliland Ee 1960 Ayaa Sheegay In Somaliland 5 Cisho Ay Dawlad Ahayd. Previous News:Shan…
-

Madaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala Bixiin
Siyaasi Cumar Dube Cali Oo Saxaafada Lahadlay Aya Talo Usoo Jeediyey Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciiro Isaga Oo Usheegay In Sidii AHN Cabdiraxmaan Tuur Kabaha Iyo Shaadhka…
-

Waxay Fariin Utahay Firdhiye Iyo Inta Xamar Lagu Shiriyo Gudoomiye Gobolka Sanag
Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Xalada Gobolada Bariga Somaliland Oo Muran Xoogani Kataganyey Sanadadii Ugu Danbeyey Isaga Oo Fariin Culus U Diray Kuwa Dabada…
-

Maxa Ka Jira Khilaafka Madaxweyne Cirro Iyo Komishanka Qaranka Somaliland
Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhaxeeya Madaxweyne Cirro Iyo Gudiga Komishanka doorashooyinka Somaliland. Khilaafkan Oo In Mudaba Soo Jitamayay Aya Imika Cirka Isku Shareeray. Previous News:Habar…













