Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Card Ka Dhalashada Dalka Somaliland

Gudoomiyaha Ururka Suti Gashaan Mujaahid Ibraahin Caydiid Oo Ka Hadlay Arimo Badan Oo Ay Ka Mid Tahay Qaadashada Dhalashada Somaliland Iyo Waliba Sirdoonka Somaliland Ee Laguso Dhex Duuntay.