Madaxweyne Cirro Yaan Sidii Cabdiraxmaan Tuur Shaadhka Iyo Kabaha Lagaala Bixiin

Siyaasi Cumar Dube Cali Oo Saxaafada Lahadlay Aya Talo Usoo Jeediyey Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciiro Isaga Oo Usheegay In Sidii AHN Cabdiraxmaan Tuur Kabaha Iyo Shaadhka Lagala Bixiin.