Ma Jirto Sharci Diidaya In Ay Somaliland Ka Mid Noqoto Qaramada Midoobay – Madaxweyne Cirro

Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro Oo Warbaahinta La Hadlay Aya Sheegay Inay Somaliland Xaq U Leedahay Inay Kamid Noqoto Dawladaha Qaramada Midoobay.