Halku Maraya Dagaalka Israel Iyo Iran Khasaare Inte Leeg Aya Ka Dhashay

Dr Cabdi Cabdilaahi Oo Ah Siyaasi Falanqeeya Arimaha Caalamka Aya Ka Hadlay Xaalada Dagaal Ee U Dhaxeeya Labada Dal Ee Israel Iyo Iran. Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Intu Leegyey.