Hadii Cirro Garxajis Ahaan Lagu Rido Waa Baa Ba’a Somaliland – Faysal Cali Waraabe

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Marxalada Ay Maanta Marayso Somaliland Iyo Xukumada Cusub Ee Uu Hogaminayo Cabdiraxmaan Cirro Aya Uga Digay In Dalka La Qabyaladeeyo.