Diyaar Garowga Xuska 18MAY Ee Dugsiga Hoose Dhexe Ee Daloodho

Waxa Siiweyn Looga Dareemaya Dhamaan Gudaha Dalka Somaliland Diyaargarowga Xuska Maalinta 18MAY Oo Ah Malintay Somaliland Lasowareegtay Xoriyadeeda. Caasimada Somaliland Ee Hargeisa Ayaa Siiweyn Looga Dareemaya.