Boolisku Waa In Ay Shacabka Ka Ilaaliyaan Rasaasta Ay La Dhacayaan Sheekh Saaweer

Sheekh Maxamed Saaweer Oo La Hadlay Ciidamada Booliska Ee Shacabka Reer Somaliland La Dhacaya Rasaasta, Halkaas Oo Mar Walba Naftooda Ay Ku Wayaan.