Anagoo Shantii Soomaaliyeed Isla Doonayna Ayaanu Shan Maalmood Dawlad Ahayn

Gudoomiye Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Hadlay Halgankii SNL Ee Xoriyadoonkii Jamhuuriyaada Somaliland Ee 1960 Ayaa Sheegay In Somaliland 5 Cisho Ay Dawlad Ahayd.