Ugaaska Ciise Oo Weerar Ku Soo Qaday Somaliland Iyo Dagaal Uu Ku Baaqay

Ugaaska Guud Ee Beelaha Ciise Oo Weerar Ku Soo Qaday Dawlada Somaliland Isaga Oo Ku Baaqay Dagaal Ka Dhan Ah Dawlada Somaliland.