Somalia Oo Xidhidhkii U Jartay Dalka Isutaga Imaaradka Carabta U A E

Dawlada Federalka Somalia Aya Gabi Ahaanba Xidhidhki U Jartay Dalka Isutaga Imaaradka Carabta Oo Fadhisimo Ciidan Ku Laha Gudaha Dalka Somalia Iyo Somaliland.