Somaliland Makaa Badbaadi Doonta Dagaalka Iyo Halista Cusub Ee Isbadalka Geeska Africa

Isbadalada ka Socda Geeska Africa Ayaa Walaac Weyn Laga Qaba Inu Saameeyo Somaliland Oo Ah Dal An Haba Yaraate Wax Ictiraafa An Ka Haysan Beesha Caalamka.